Soomaalida Wararka

Baarlamaanka Yurub : Sacuudiga Iyo Imaaraadka Waxaa Ay Soomaaliya Ku Ciqaabeen Mowqifkeeda Dhex-dhexaadka

Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa la sheegayaa in todobaadkan ay qaraar ka soo saareen arrimaha Soomaaliya iyaga oo Riyadh iyo Abu-dhabi ku cambaareeyay sida ay ula dhaqmaan Muqdisho

Baarlamaanka midowga Yurub ayaa dalka Imaaraadka ku dhaleeceeyay in Soomaaliya uga aargoosanayaan mowqifka dhex dhexaadnimada ah ee ay ka qaadatay xiisadda Khaliijka.

Baarlamaankan fadhigiisu yahay Belgium-ka ayaa qaraar uu arbacadii meel-mariyay ku sheegay in Soomaaliya weli mowqifkeedu yahay dhex-dhexaad balse taas badalkeeda ay Imaaraadka iyo Sacuudiga joojiyeen lacagtii lagu kabayey miisaaniyadda.

Baarlamaanka Yurub ayaa Imaaraadka ku booriyay inuu joojiyo, howlaha lagu qal-qal gelinayo xasiloonida Soomaaliya, lana ixstiraamo qarannimada iyo madaxbannaanida dhuleed.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s