Soomaalida Wararka

Dowladda Jabuuti oo magdhow siineysa Shirkadda DP World

Shirkadda laga leeyahay dalka Jabuuti ee maamusha Dekadda Doraleh ayaa sheegtay inay diyaar u yihiin inay magdhow ka bixiyaan heshiiskii ay ka baxeen ee u dhexeeyay iyaga iyo Shirkadda Dubai Ports World ee laga leeyahay Imaaraadka.

Madaxda Shirkadaas ayaa waxa ay sheegeen in xilligaan ay diyaar u yihiin in Shirkada DP World ay u celiyaan Saamigii ay ku laheyd dekada Dooraaleh oo dhan Boqolkiiba 33%.

Guddoomiyaha Dekadaha iyo Aagga Cashuurta ka Caaggan ee Jabuuti Abubakar Cumar Xaddi ayaa sheegay in dhawaan ay shir isugu imaan doonaan madaxda labada shirkadood, iyaga oo kawada hadli doona sidii Shirkada DP World ugu celin lahaayeen intii ay saami ahaan u helaan markii la-xisaabtamo.

Waxa uu sidoo kale been abuur ku tilmaamey, isaga oo sii hadlayey warar Warbaahinada qaar ay sheegayeen oo aheyd in booskii ay ka baxday Shirkada DP World lagu wareejinayo Shirkad laga leeyahay Wadanka Shiinaha.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s