Soomaalida Wararka

Sawirro : Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Soomaalida oo soo dhaweeyey Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) ayaa magaalada Adis ababa ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaamiyaney.

Xubnaha soo dhoweynta ka qeyb galay waxaa ka mida ahaa Guddoomiyaha xisbiga Dimoqraadiga Soomaalida ee Itoobiya Axmed Shidde, safiirka Itoobiya ee Soomaaliya iyo xubno kale, waxaana la sheegay inay kulan yeesheen labada dhinac.

@cagjaromer

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Mustafe Cagjar ayuu ku yiri “Waxaan Maanta kulan gaar ah la yeeshayn Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, Wadahadal keenu wuxuu ahaa keliya Danaha Dadka Soomaaliyeed oo qura”.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s