Soomaalida

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo Asmara Kula kulmaya Madaxda Sare ee Jabhadda ONLF

Gelinka dambe ee Maanta ayaa la filayaa in wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida ee Mustafa Cagjar ay gaaraan Magalada Asmara ee Caasimadda dalka Eletariya.

Ujeedka wafdiga ayaa waxaa lagu sheegay inay halkaasi kula kulmi doonaan Madaxda Sare ee Jabhadda ONLF oo mudo badan dagaal kula jirtay Itoobiya balse heshiis laga gaaray dagaalkaas.

Madaxweyne Mustafe Cagjar iyo Madaxda sare ee ONLF ayaa wadahadaladu markay u soo dhamaadaan waxaa la filayaa in ay iyaga oo wada socda soo gaaraan Magalada Jigjiga ee Xarunta dowlad Deegaanka Soomaalida.

Maalin ka hor waxaa Adis Ababa soo gaaray Xubno uu hoggaaminayo Afhayeenka Jabhada ONLF Cabduqaadir Cadaani Hirmooge, isaga oo la kulmay madax ka tirsan Dowladda Itoobiya.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s