Caafimaadka

Faa’iidada laga helo ku qubeysiga Biyaha qabow iyo biyaha diiran

Waxaa jira faa’idooyin badan oo laga helo ku qubeysiga biyaha qabow ama diiran, si aad wax badan uga ogaato ayaan ku soo koobney liiska hoos ku qoran:

Faa’idada Qubeysa Biyaha qabow

Firfircooni dheeraad ah: qubeysiga qabow waxaa laga helayaa firfircooni dheeraad, waxaa kaloo qubeyskaas oo faa’ido u leeyahay wadnaha, waxaa uu daawo u yahay dhiigkarka.

Awoodda jirka: qubeyska biyaha qabow ee subaxdii Waxaa uu faa’ido u leeyahay in uu jirka awood u lahaado cudurada.

Dufinka Oo La Gubo: qubeyska biyaha qabow ee subaxdii waxaa uu sidoo kale faa’ido u leeyahay in uu gubo dufinta iyo waxyaabaha la xiriira.

Maqaarka iyo tinta: qubeyska biyaha qabow ee subaxdii Waxaa uu sidoo kale ilaaliyaa iftiinka iyo quruxda maqaarka jirka iyo tinta.

Daawo: qubeyska biyaha qabow ee subaxdii waxaa uu daawo u yahay cuduro badan.

Faa’idada Qubeysa Biyaha Diiran

Muruqyada Oo Fiicnaada: waxaa uu biyaha diiran faa’ido u leeyihiin muruqyada iyo kala goysyada.

Jirka oo nadiif noqda: waxyaabaha uu faa’ido u leeyahay waxaa ka mid ah in uu jirka nadiif ahaado.

Walwal la’aan: Biyaha diiran oo lagu qubeysto waxaa ay keenaan walwal la’aan maalintaas ah.

Ugu dambeyntii, Biyo qabow ku qubeyso ama biyo diirane, Muhiimadda waa in aad qubeysato, si adigana aad faa’ido u hesho dadkana aad si xushmo le hula noolaato.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s