Geeska Africa Wararka

Ismaciil Cumar Geelle iyo Afwerki oo Jiddah ku kulmay

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta la kulmay madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki kadib kulan ka dhacay magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga.

Madaxweynayaasha labada waddan ayaa is gacan qaaday, waxaana muuqata in Boqorka Sucuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis uu kulamo gooni-gooni ah la yeeshay madaxda labada waddan.

Tallaabadan ayaa ka dambaysay markii wasiirka arrimaha dibedda ee Eritrea Osman Saalax uu dhowaan booqday dalka Jabuuti isaga oo ay la socdana wasiirrada arrimaha dibedda ee waddamada Itoobiya iyo Soomaaliya.

Jabuuti iyo Eritrea ayaa dagaallo 2008 ku dhexmareen xuduudda kadib khilaaf in muddo ah u dhexeeyey.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s