Caafimaadka Tiknoolojiyada

Ha ag Seexan Mobillada

Dad badan ayaa noolaan karin Mobil la’aan, qof kasta waxaa uu jecel yahay in uu wehel ka dhigto, haddii aad la seexan jirtay Mobil akhri qodobdkan si aad u ogaado dhibaatada uu leeyahay.

Codka Mobilka: Waxaa dhici karta in qofka uu ku soo kaco codka, gariirka ama Mobilka dhawaaq uu sameeyay.

Iftiinka: Ma fududa in qofka uu hurdo isagoo iftiinka uu shidan yahay, sidaa darteed waxaa haboon in Iftiinka laga fogaado gaar ahaan Mobillada, waxaa haboon in la iska damiyo iftiinka ama la iska fogeeyo.

Fakir: Dadka qaar waxaa ay Mobillada ka qaadaan riyo xun, haddii aad seexato adigoo Chating ku jira, waxaa la socon doontaa fariimaha laguu soo diray xitaa adigoo hurdaya.

Mowjadaha: Waxaa hubaal ah in dhibaatada ugu weyn ee Mobillada aanay habooneyn, waxaana soo baxaya in Mowjadaha ay dhibaato ku tahay qofka, sidaa darteedna lagu taliyaa in la iska fogeeyso.

Smartwatches: Waxaa jira Saacado badan oo ka kiciya dadka, sidaa darteed iska fogee Mobilka.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s