Soomaalida

Maamul goboleedyada oo jawaab ka bixiyey heshiiskii Waare iyo Dawlad Federaalka

Dawlad goboleedyada ayaa waxaa jawaab deg deg ah ay ka bixiyeen heshiiskii Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare uu la heshiiyey Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Qoraal ay soo saareen ayaa waxa ay ku sheegeen in Maamulka Hir-Shabeelle uu u madax banaan yahay mowqifkiisa, isla markaana uusan saameyn ku yeelan doonin go’aanadii ka soo baxay shirkii Kismaayo.

Waxaa sidoo kale sheegeen in dhibaatada taagan iyo khilaafka ka dhex jira dowladda Federaalka iyo dowlad Goboledyada uu yahay mid ku qotoma Arrimaha Amniga, Kheyraadka dalka , Dastuurka iyo awood qeybiga.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeed ay soo saareen.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s