Caalamka

Madaxweynihii Vietnam oo geeriyooday

Madaxweynihii dalka Vietnam, Tran Dai Quang ayaa maanta geeriyooday isaga oo ay da’diisu aheyd 91 sano, kadib xanuun uu muddo la jiifay.

Wakaalada rasmiga ah ee dalka Vietnam, ayaa maanta shaacisay in Quang uu ku dhintay isbitaal milatari oo ku yaalla magaalada Hanoi.

Marki ugu danbeysay oo Quang meel fagaara ah lagu arko ayaa waxa ay aheyd Arbacadi hore, xilligaas oo ay saraakiisha xisbiga shuuciga ah ee talada haya ay soo dhaweynayeen wafdi ka socda dowladda Shiinaha.

Madaxweyne Tran Dai Quang wuxuu sannadki hore dalka Vietnam ku marti-geliyay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo booqasho rasmi ah ku tagay.

Quang ayaa inta uusan noqon madaxweynaha dalka Vietnam sannadki 2016-kii, wuxuu mar dalka kasoo noqday Wasiirka Amniga Gudaha.

Source : VOA Somali

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s