Soomaalida

Muqdisho: Gabar Ardeyad Ah Oo Lagu Dhex Dilay Jaamacadda Soomaaliya

Waxaa Goordhow saacad ka hor lagu dhex dilay jaamacadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho gabar ardey aheyd oo ku jirtay fasalka, taas oo ah arrin cusub.

Aamina Xuseen Xasan, ayaa lagu dhex toogtay Jaamacadda Soomaaliya faraceeda xaafadda Baar-ubax halkaas oo ay dhigan jirtay kuliyadda shareecada.

Dabley bistoolado ku hubeysan ayaa gudaha u gashay Jaamacadda kadib waxaa ay toogteen gabdhan.

Inkasta oo ciidamada dowladda ay goobta gaareen, hadana waxaa la sheegayaa in dableyda ay baxsadeen.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s