Geeska Africa

Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed Oo Dib Loogu Doortay Hogaamiyaha xisbiga Oromada

Xisbiga Dimuquraadiga Oromada ayaa mar kale hoggaamiyaha xisbiga u doortay ra’isal wasaare Abiy Axmed oo xilkaasi loo doortay ka hor intii aanu ra’isal wasaaraha noqon. Sidoo kale ku xigeenkiisa ayaa loo doortay Lemma Megersa madaxweynaha gobolka Oromada oo isna xilkaasi hore u hayay.

Waxa kale shirweynaha xisbiga maalmahan socday lagu doortay xubnahan oo ka mid ah guddida fulinta xisbiga ka taliya Itoobiya iyo Xisbiga Oromada.
1. Dr Abiy Ahmed

2. Lemma Megersa

3. Dr Workneh Gebeyehu

4. Berhanu Tsegaye

5. Shimeles Abdisa

6. Addisu Arega

7. Adanech Abebie

8. Fekadu Tessema

9. Dr Alemu Sime

Geesta kale xisbigu waxa uu bedelay magaciisa iyo astaantiisa. Magaca oo hore u ahaa Oromo People Democratic Organization (OPDO) waxa loo bedelay Oromo Democratic Party (ODP).

Astaanta Cusub ee ODP

Waxa kale oo la ruqseeyay 14 xubnood oo ahaa ruug caddaa wakhti dheer ku soo jiray xisbiga Oromada kuwaas oo kala ahaa:


1. Abadula Gemeda

2. Getachew Bedane

3. Kuma Demeksa

4. Ambassador Girma Biru

5. Diriba Kuma

6. Eshetu Desie

7. Teferi Tiyaru

8. Shiferaw Jarso

9. Degfe Bula

10. Suliman Dedefo

11. Abera Hailu

12. Itefa Tola

13. Dagnachew Shiferaw

14. Ambassador Gifti Abasia

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s