Soomaalida

Muqdisho : Qodobada Maanta Looga Hadli Doono Kulanka Golaha Shacabka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa la filayaa in Maanta oo Isniin ah ay Xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho ku yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa.

Ajandaha kulanka Maanta ayaa ah Akhrinta koowad Dib u Eegista Hindisa Sharciyeedka Hanti dhowraha, waxaana Baarlamaanka hortegaya Hanti dhowraha Qaranka.

Mudanayaasha golaha Shacabka ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa ay ka doodayeen hindise sharciyeedka nidaaminaya naqshadeynta magaalooyinka, hormarinta dhismaha iyo maamulka dhulka, iyada oo ugu dambeyn ay soo gaba gabeeyeen Sabtidii la soo dhaafay.

Weli ajandayaal dhowr ah ayaa horyaalla Xildhibaanada Golaha Shacabka kuwaas oo la filayo inay dood ka yeeshaan inta lagu guda jiro kal-fadhiga 4aad ee Golaha Shacabka.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s