Soomaalida

Shirweynaha Dib U Eegista Dastuurka KMG ah Oo Ka Furmay Magaalada Garoowe

Magaalada Garoowe waxaa gordhow ka furmay Shirka dib u eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya kaasoo la tashi lagala sameynayo xubnaha dowlad gobaleedyada u qaabilsan Dastuurka,

Garoowe ayaa shalay waxaa gaaray gudiga Baalamaanka Soomaaliya ee u xilsaaran dib u eegista Dastuurka waxaana lagusoo bandhigi doonaa cutubyo dib loo habeeyay.

Mudooyinkii u dambeeyay Magaalooyinka dalka waxaa gaarayay Gudiga madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka iyo kan labada aqal waxaana ay la tashiyo la sameeynayeen Bulshada qeybaheeda kala duwan si KMG looga saaro Dastuurka dalka.

Munaasabaddaan ayaa waxaa khudbado ka jeedinaya Xubnaha Maamul-gobaleedyada u qaabilsan la socodka dib u eegista Dastuurka iyo Gudiga madaxabanaan iyo ka labada aqal ee Baarlamaanka u qaabilsan Dastuurka dib u habeyntiisa.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s