Caalamka Wararka

Baaderigii sababay inuu xumaado Xiriirka Mareykanka iyo Turkiga oo la sii daayey

Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa wadaadka Andrew Brunson ee faafiya diinta kirishtanka oo Mareykan ah ku heshay dambi argagixisanimo, hase yeeshee xukuntay in labadii sano ee uu xabsiga ku jiray ay la macno tahay inuu waqtigiisa qaatay oo uu dalka ka bixi karo.

Xariga Andrew Brunson ayaa xiisad diblomaasiyadeed ka dhex abuurtay dowladaha Mareynkanka iyo Turkiga. Xukunka maanta ayaa waddada u xaaraya in Brunson uu kusoo laabto dalka Mareykanka.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa farriin uu soo diray  waxa uu sheegay in Brunson uu dhowaan ku laaban doono dalka Mareykanka.

Wararka qaar aya sheegaya inuu jiro heshiis qarsoon oo labada dal ay ka gaareen sii deynta Baaderiga Brunson.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s