Soomaalida Wararka

Qaraxii 14-ka Oktoobar (Isgoyska soobe) ee Muqdisho:- Kaalintee ayuu ka galay Weerarradii Argagixiso ee Dunida ugu waynaa?

Taariikhda weerarrada argagixiso ee ugu waaweynaa uguna dhimashada badnaa Dunida waxaa markii ugu horeysay kaalimaha hore kasoo galay Qaraxii weynaa ee 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay Isgoyska Soope ee magaalada Muqdisho.

Weerarkii Muqdisho ee 14-ka Oktoobar 2017 waxaa ku dhinteen 656, sida ay caddeysay Guddiga Gurrmadka Qaran oo warbixintooodii ugu danbeysay ku shaaciyey tiradan, waxayna taas macnaheedu yahay in Qaraxiii Soobe uu kaalinta labaad ka galay liiskaasi madow, iyadoo kaliya uu ka horeeyo weerarradii 11-ka September ee lagu qaaday dalka Mareykanka.

Hoos ka akhriso liiska weerarradii Argagixiso ee ugu waaweynaa dunida iyo kaalinta uu ka galay Qaraxii Muqdisho

N Dad
ka
ku
dhin
tay
Maga
ca
weer
arka
Goobta
uu
 ka
dha
cay
1 2,996 September 11 New York City,USA
2001
2 656 Qarixii Soobe  (14-ka Oktoobar) Muqdisho, Soomaaliya
2017
3 449 Weerarro ka dhacay Ciraaq May 2013 Dalka, Ciraaq
2013
4 422 Dabkii Shineemada Rex Abadan, Iiran
1978
5 400 Xasuuuqii Trujillo Trujillo, Valle del Cauca
1990


Waxaa xusid mudan in Qarixii Muqdisho ee 14-ka Oktoobar 2017 ee galay kaalinta 2-aad ee weerarradii argagixiso ee dunida oo dhan aysan weli sheegan kooxda ka danbeysay ee Alshabaab.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s