Caalamka Wararka

Turkiga oo sheegay in ay hayaan cadaymo hor leh oo ku saabsan qaab kii loodilay wariye Jamaal Khashogji.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa warbaahinta dalkaasi Turkiga u sheegay inay Caalamka u soo bandhigi doonaan Natiijadda baaritaankoodii ku aadanaa dilkii wariye Jamaal Khashoggi.

Waxa uu sheegay Wasirka in ay gacanta ku hayaan cadaymo rasmi ah oo muujinaya qaabki foosha xumaa ee loo dilay Jamaal Khashoggi, ayna la wadaagi donaan Natiijada baaritaanka beesha caalamka.

Dilka wariye Jamaal Khashoggi ayaa waxaa aad looga hadal hayaa caalamka oo idil, waxaana socda cadaadiska lagu hayo dowladda Sacuuduga.

Wariye Jamaal ayaa 2-dii October ee sanadkan lagu dilay Qunsulliyada Sacuudiga ee magaallada Istanbul ee dalka Turkiga.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s