Geeska Africa Wararka

WAR DEG DEG AH : Madaxweynaha Itoobiya oo is Casilay

Labada aqal ee Federaalka iyo golaha shacabka Itoobiya ayaa qabanaaya bari fadhi guud oo ay kaga aqbalayaan warqada iscasilaaada Madaxweynaha Itoobiya Dr. Mulatu Teshome, ayagoo Madaxweyne cusubna dooran doona.

Mulatu ayaa loo doortay xilka Madaxweynanimo ee Itoobiya 7 octoobar 2013.

Warkan ayaa lagu soo qoray bogga Twitter-ka ee Wargeyska Adis Standard, ayaadoo la filayo in si rasmi ah loo so doorto Madaxweyne cusub oo Itoobiya ay yeelan doonto.

Wixii war soo kordha kala soco AwKutub News. 

AwKutub News 

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s