Soomaalida Wararka

Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka Oo Muqdisho Lagu Qabanayo

Dhawaan ayaa la filayaa in Magalada Muqdisho lagu qabto shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka oo 30 Sano kadib ay Soomaaliya martigelineyso.

Wasaaradda Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in  27 Oktoobar oo beri ku began ay kulan iskugu imaanayaan xubnaha 14-ka dal ee Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka kaa soo ka dhacaya Magalada Muqdisho.

Hadaba Hoos Ka Akhriso Magacyada 15-ka dal ee Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka.

1- Azerbaijan

2- Brunei

3- Djibouti

4- Egypt

5- Gabon

6- Iran

7- Kuwait

8- Malaysia

9- Pakistan

10- Qatar

11- Saudi Arabia

12- Sudan

13- Turkey

14- UAE

15- Yemen

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s