Soomaalida Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Koonfurta Suudan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ka dhoofay  Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyagoo kusii jeeda Koonfurta Suudan.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa Garoonka kusii sagootiyay Wasiiro, Xildhibaano iyo xubno sare oo ka tirsan dowlada Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka Kuunfurta Suudaan uu uga qayb gali doona munaasabad loogu dabaal-dagayo dhameystirka heshiiskii ay gaareen dhinacyadii isku hayay halkaasi.

Sidoo kale waxaa la filayaa inta uu Madaxweyne Farmaajo ku sugan yahay Koonfurta Suudan kulamo kula la qaato madaxda ka qeyb galeysa munaasabad loogu dabaal-dagayo dhameystirka heshiiskii ay gaareen dhinacyadii isku hayay iyo Madax kale.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s