Soomaalida Wararka

Shariif Xasan oo Dacwad ka dhan ah dowladda Federaalka u gudbiyey Wakiilada Qaramada Midoobay & Midowga Afrika

Wakiilada Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhaba, halkaasoo ay kula kulmeen madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Nicholas Haysom iyo Francisco Madeira ayaa kulanka ay la qaateen Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo qaar ka mida wasiiradiisa uga wadahadlay xaaladda maamulkaasi, doorashada ku soo fool leh iyo khilaafka kala dhaxeeya dowladda Federaalka.

Shariif Xasan ayaa si weyn u eedeeyay faragelinta ay dowladda Federaalka ku heyso doorashada Koonfur Galbeed, waxayna cabashadooda gaarsiiyeen wakiilada UN-ka iyo Midowga Afrika oo socdaal ku maray maamul Goboleedyada.

Wafdiga Wakiillada Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ayaa hore u soo maray magaalooyinka Kismaayo iyo Jowhar oo ay kulamo kula soo yeesheen madaxda maamullada Jubbaland iyo Hirshabeelle.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s