Soomaalida Wararka

Sawirro : Wakiilka QM Oo Gaaray Soomaaliland Lana Kulmay Muuse Biixi

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa Maanta gaaray Magalada Hargeysa ee Caasimadda Soomaaliland, iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay.

Nicholas Haysom  ayaa Magaalada Hargeysa kulan kula qaatay Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, iyagoo ka wada hadlay arrimo ay kamid ahaayeen xiriirka ay Somaliland la leedahay Soomaaliya iyo arrimo kale oo muhiim ah.

Sidoo kale Kulanka labada dhinac dhexmaray ayaa waxa looga hadlay ammaanka iyo horumarka Gobolka iyo khilaafka dhawaanahaan u dhexeeyay Maamulka Puntland iyo Soomaaliland, kaasi oo ku saabsan xaaladda deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s