Soomaalida Wararka

Ilhan Cumar oo ku Guuleysatay Aqalka Hoose ee Congress-ka Maraykanka

Ilhaan Cumar oo ah gabar soomaaliyeed ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay oo ka tirsan dadka qaxootinimada ku tahay Mareykanka ee ka mid noqda Koongareeska Mareykanka.

Ilhaan Cumar oo 36 sano jir ah ayaa taariikh sameysay ka dib markii ay noqotay qofkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo xildhibaan ka noqdo dalka Maraykanka.

Halkan ka akhriso shan arrimood oo ku saabsan Ilhaan.

Waxay Soomaaliya ka qaxday xilligii dagaalka sokeeye iyadoo 8 sano jir ahMuddo afar sano ayay ku nooleyd xerada qaxootiga ee DhadhaabWaxay Maraykanka tagtay iyadoo 12 sano jir ahEryada Ingirriska ee ay taqaanay markii ay Maraykanka gaartay waxay ahaayeen “salaanta” iyo ”aamus” oo kali ahWaxay noqotay qofkii Soomaaliga ahaa ee ugu horreeyay ee lagu doorto Maraykanka.

Guud ahaan dadka Soomaaliyeed iyo kuwa ku sugan Gudaha Mareykanka ayaa aad u soo dhaweeyay Guusha ay gaartay Ilhaan Cumar oo ah Gabar Soomaaliyeed.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s