Soomaalida Wararka

Madaxweynaha Jubbaland oo Iskushaandheyay Golihiisa Wasiirada

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa waxaa xilka qaadis iyo Isku-shaandheyn loogu sameeyay golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Jubbaland.

Waxaa Madaxweynaha Jubbaland uu sameeyay Magacaabis iyo Iskushaandheyn, Wasiiro, Wasiir ku xigeeno iyo Wasiiru Dowlayaal.

Lama sheegin sababaha xilligaan keenay xilka qaadista iyo Isku-sheendheynta Golaha wasiirada Jubbaland uu ku sameeyay Madaxweyne Axmed Madoobe.

Hoos Ka Akhriso wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s