Soomaalida Wararka

Golaha Ammaanka Ee QM Oo Kulan Ka Leh Khilaafka Dawladda Federaalka Soomaaliya  Iyo Maamul Goboleedyada

15-ka xubnood ee Golahaasi waxay caawa kulan khaas ah ka yeelan doonaan khilaafka gaagaxay ee ay DFS iyo Maamul-gobaleedyada ku kala irdhoobeen.

Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Arrimaha Somalia,  Nicholas Hayson ayaa la filayaa inuu Golaha Ammaanka QM faahfaahin ka siiyo xogta khilaafka DFS & Maamul-gobaleedyada iyo kulamadii uu la soo yeeshay Madaxweynayaasha MG Puntland, Jubbaland, Hirshabelle iyo Madaxweynihii K/G ee is-casilay.

AKHRISO

Sawirro:-Madaxweynaha Puntland oo Maanta dhagax dhigay Xarun Muhiim ah

Nov 14, 2018

Daawo:-Xildhibaan Cosoble “Guddoomiye Muudey waa afduubtay Baarlamaanka wuxuu ka dhigay Dugsi…

Nov 14, 2018

Xaasaska Al Shabaab oo lagu amray in ay Balad Xaawo isaga baxaan

Nov 14, 2018

Ergayga waxa kale uu Golaha Ammaanka u gudbin doonaa Digniintii La-taliyaha Madaxweyne Farmaajo ee dhinaca Ammaanka, kaasi oo QM uga digay inay soo farageliyaan Arrimaha Doorashada ee Maamulka K/Galbeed.

Sidoo kale, Ergayga Ururka Midowga Afrika, Francisco Madeira ayaa la filayaa inuu Golaha Ammaanka caawa u gudbiyo Warbixin ku aadan Hawlgalka AMISOM ka wadaan qeybo ka mid ah Somalia.

Si kastaba ha ahaate, Kulanka xubnaha Golaha Ammaanka ee QM oo ah Kulankii 8398  waxa uu dhici doonaa caawa  xilliga Muqdisho oo ku beegan 10-ka subaxnimo ee xilliga magaalladda New York.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s