Soomaalida Wararka

Doorashada Koonfur Galbeed Oo Markii Saddexaad Dib Loo Dhigay

Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee dhawaan la magacaabay ayaa Maanta markale shaaciyay in ay dib u dhacday waqtiga ay dhici laheyd doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed.

Doorashada ayaa qorshuhu ahaa inay dhacdo 5-ta Bishan Decembar oo ku began Arbacada soo socota hayeeshee markale dib loo dhigay dhowr sababood oo ay soo bandhigeen Guddiga.

Doorashada ayaa waxaa lagu daray mudo 14 Maalmood ah, iyada oo loo qorsheeyay inay dhacdo 19 Bishaan.

Hoos Ka Akhriso qodobada keenay in dib loo dhigo doorashada Koonfur Galbeed.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s