Soomaalida Wararka

WAR DEG DEG AH : Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Goordhow Baydhabo Lagu Doortay

Waxaa goordhow lasoo geba-gabeeyay tirinta codadka wareega 1aad ee doorashada xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka dhacday Magalada Baydhabo.

147 Mudane ayaa codkooda dhiibtay,waxaana tartamay 5 Musharax.

Natiijada Codaynta Doorashada Koonfur Galbeed

1- Cabdicasis Hassan Lafta Gareen ayaa helay 101 Cod.

2- Aadan Maxamed Nuur Soransoor ayaa helay 22 Cod.

3- Ibraahim Macalin Nuur ayaa 6 Cod.

4- Sayid Axmed Sheekh Daahir ayaa 4 Cod.

5- Xuseen Cusmaan Xuseen taliyihii hore ee NISA ayaa helay 3 Cod

Sidoo kale waxaa Xumaaday 13 Cod.

Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay in Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu ku guuleystay Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen kaas oo 4 Sanno ee soo socota hoggaamin doona Maamulka Koonfur Galbeed.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s