Soomaalida Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo halkaasoo ay maanta ka dhaceyso xafladda caleema saarka madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen).

Wafdiga madaxweynaha ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo, waxaana magaalada ku sugan madax kale oo ka qaybgalaysa xafladda caleema saarka.

Ammaanka magaalada Baydhabo ayaa aad loo adkeeyay, waxaana magaalada la dhigay ciidamo fara badan oo ammaanka sugaya.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s