Aqoon Guud

Gabay : kuu gabyay

Dhageyso

Ereyada

Ku Gabyo ii
Garaabi weydo
cilaaqaad keni
Goyse maxan ku
daba Gucleeya
Garaad ka hadad
igu Gargaarayn
dunidu wey Gabow
do gabo gabey ku
socotaye adigana
geesi nimadaa ani
gana Gocashadey
gabay yadeydi
hadey ku Giijin
waayen suugantu
intayna iga Gaa
gixin gacan maad
I siin Guusha ila
goobi , Gabay yada
gumaarkee Guulle
igu dhax shubey
hadaad iga Guran
weydo goor maad
garan Gabya inan
ahay maankiyo
maskaxdu eegey
Gaadhen geestan
rabe yaan kuGuriya
suugan ii garaabi
maalin Garbaan
ku gujinaya kuma
Gardarey sanayo
Guyooyin bad iga
weyn tahay kaliga
magabaydid wa
lugula Gabyaa
dhaxalban kaga
helay Gabay gayan
keena maahe wa
igu kaligey,Go lama
idhaah ruux ku gudbey
Geed jacayle gur
guuro hadaad I lee
dahay Gab odhani
mayside waa taliyo
gargaariyo Gurmad
kula gaadhey nin
geesiye ,Gole gal
gacaylan qalbiga
kaaga waabe
Gaashaan la aan
ban la gaydhanaya
Gidaar gabay gali
maayo Gees uga
gudbi maaye ana
gabay kugu Geeyey
gayi galangalee
Gibidhsi il hadaad
gudoon igalin lahayd
Gabay yada gurbaan
ke Geedigaa kaala
guuri lahaa Gayi an
garanayn sidu Gayaan
kiisu yahaa ii gacma
haadinaye halkan ku
gaban jiraa Gacalkey
ahaydo kuna gam aa
yee Gow suhuna ii ma
gariireyn Garow ayna
gaadheyne hamigii
fogeyso Gabalka u
ridee bishma haaga
Guudke gugu markuu
Gaadho erey kasoo
boxo daliil bey u yihiin
Guulle bariyo I daa
Guyariyo garasho
la aan baa ila Gud
boonaade gaf u gunud
islama Gaadhin guud
koo idile Galbi wuxu
kuu gudo wey ku Gaa
dhiye gayi guduudan
baad Gacan ta ku
haysaaye Gacan
haadin ta gayaan
kaa Geed dheer
hadaad ka kortey
Geedi baad tohoo
godku waa gur cude
Gadhkiyo guud kuba
wey ku cadaanayaan
Go aan hadaad la gal
batey wey Gudoonte
giriiga gadigadige la
is Googoynayo gaal
ka la gubaye eebe
dabar Goynaayo
hadad kuligii Garba
ha saaratey anigu
Guushii hal abuur
nimo hantiye haye
ku idhi aniga hawraar
wey iga dhantehe
I sug igu tidhiye geel
jire Geel aanan dhalin
haduu Gaawaha u soo
cugo hashuu maali
Gabi wey siman yihiine
Gabyaa uu gartaa shey
gii loo gadee Gayi abaar
guurey ka beer Geed
soconimeyso gidaf
go’ayn sida Gari la
hago noqdaye Gal
seef yaa iiga saara
Googooyo hankee ama
yaa Gantaal ila beeg
sada ka Gudbo diga
shee, arlada Gabaa
hiirte gobaad ku
Godoontey ma gafaha
Gallinkoo gurcuda guulle
ka Guuriyey quluubta
gaamurkee Gayiga ku
nool Guri cagaaran bey
kaga nooshahay ee
Ga intii ila Guga ahayd
Geesiyaal ka gam ayn
baa Garab joogoo
Guraye iglan bey ka
cawynayaan hada
labo Guyiyo dheeraad
dhaartaan kula xidhii
dhey Gadaal baad u
guratey xaman ta
qalbiga ku Garab
joogey waa deeq baan
lahaa Gubtey rajadaan
lahaaye kaa Garbaxay
niguye gob nimadaada
Guudka saaro dunidaba
maalmo Gabaabsiyo
Go’a maanta huwan
tahay bari Gees hadu
Go’o cid kuu tolaysa
jirin,Gayaanka adigo
la Guya qof kaa midho
Geed badan waayuhu
u irmaanyihiin haduu
Gabay xilkii gargaar
nimo Godob adigoon
u qaadin kala Gudub
bariidada ha u Gurucin
hankaaga dartiis ha u
Gaagixin mankaagana
dartiis ku ilow Gadaal
wali deeqdaadu mey
gudhine ,Go’aan ku
dhiiranoow adigoo
ogsoon noloshu inay
san ahayn Gabal
dama, gobnimo Guud
ka ha u saarin ruux
Gacan macaan yaqiinso
eebe Garabkaaga inu
yahay Gacmahana
ha hoorsan naf
Gabaabsi joogta
Gumuc hadal ha uga
dhigingeesi Garasho
le inta jecel geeridada
ku gargaar Guushooda
bal inay Garwaaqsadaan,
nin ku Gooyey waahore
Galabnimo hadaad
aragto sida Gacalkaa
u bariidi.

Ereyada : Abwaan Amiin Cabdalle ( Amiin Ilkacase )

Ogow : Aragtida qoraalkan waxay ku gaar tahay qofka Qoray, kamana tarjumeyso aragtida AwKutub News.

AwKutub News, waa Websayt u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa.

Ku soo dir qoraaladaada : awkutubnews@gmail.com.
Mahadsanid.

AwKutub News

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s