Nidaamka Sir dhawrka

AwKutub News waxey xil iska saareysa illaalinta xogta aqristayaasha Website-ka soo booqda.

AwKutub News waxey dhowreysa xuquuqda xogta shaqsiga sida inaan la baahin ogolaansho la’aan magaciisa, telefoonkiisa, codkiisa iyo muuqiisa intaba.

Boogga awkutub.net wuxuu u ogolanaaya aqristayaasha iney iska diiwaan gelin karaan, si ay u helaan wararka AwKutub News, Email ahaan, AwKutub News waxey caddeyneysa ineysan xogtaas la wadaageynin cid sedexaad (Third Party).

Waxaa suurta gal ah inta aad ku guda jirto booqashada bogga awkutub.net, aad aragto tilmaamo (Links), kugu xira bogag seddexaad, AwKutub News masuul kama ahan waxa ku qoran bogaggaas iyo wixii kaaga yimaada.

AwKutub Media Group

Advertisements